Baarlmaanka Cusub ee Puntland oo Guddoomiye KMG ah doortay

Waxaa maanta Magaala Madaxda Garoowe ee Puntland shir ku yeeshay Baarlamaanka Cusub ee Puntland oo ka kooban 66 Mudane.Xarunta Baarlamanka oo aay soo xaadireen gabi ahaanba xildhibaanada cusub waxaay ku doorten guddoomiye ku meelgaar ah waxaana loo doortay Mudane Cali Axmad Cusmaan oo noqday xildhibaankii ugu da´da weeynaa. Guddoomiyaha Baarlamaanka cusub wuxuu jagada sii haynayaa … Continue reading Baarlmaanka Cusub ee Puntland oo Guddoomiye KMG ah doortay